Qaraxyo Iyo Toogasho Xalay ka Dhacday Gudaha Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari ee Kiinya.by
Wararka naga soo gaaraya magalada Galkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada ammanka ee maamulka pont land ay manta waqooyiga magalada Galkacyo ka sameeyeen Hawl galo baritana ah.
Hawl galakn oo ay ciidamadu ku sheegeen inuu aha mid lagu xaqiijinayo ammaanka waqooyiga magalada aya waxa lagu soo qabtay afar dhallinyara ah.
Taliyaha qaybta Boliiska ee Magaalada Galkacyo ee Mamulka pont land Jaamac Maxamed Axmed ooh awl galkas kaddib saxafadda la hadlay aya sheegey in Raggan la soo qabtay ay ku tuhmayan wa siduu hadalka u dhigaye inay gacan sar la leeyihiin Xarakada Shabab.
Taliyaha aya tibaxay in ay ka shakisan yihiin si weyn raggan manta la soo qabtay in ay ka mid yihiin dadka Qaraxyada ka gaysta waqooyiga Magaalada Gaalkacyo..
Jaamac Maxamed Axmed Taliyaha qaybta oo saxafadda la hadlayay aya sheegey in iminka tafasiil dheeraad ah ayan bixin Karin madaama Raggas manta uun la soo qabtay hawshooduna u gudbayso Baritan.
Taliyaha qaybta ayaa xusay in ay sii wadayan hawl galada noocaan ah oo lagu sugayo ammanka magalada Gaalkacyo dhinaceeda waqooyi oo uu ka arrimiyo mamulka pont land.
Waqooyiga magalada Galkacyo aya ah meelaha ugu amman darida badan magaalada galkacyo iyadoo si joogta ah ay uga dhacan falal amni darro ah.
Si kastaba shacabka ku dhaqan Magalada Galkacyo waqooyigeeda aya soo dhaweeyay hawl galkan ciidanku manta ka sameeyay halkas.

Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Barlamnaka Oo Shirkii Shalay Xubno Barlanka ka Tirsan ay ku Yeesheen Muqdisha Fowdo ku Tilmaamay
Diyaaraddii Uu Horeysey Oo Hay’adda WFP Shixnad ay Ku Siddo Oo Xilli Dhow Ka Soo Degatay Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho.