Qaraxyo Iyo Toogasho Xalay ka Dhacday Gudaha Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari ee Kiinya.by
Sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoonaan karo oo ay idaacada danan ay ka heshay masuuliyiin ku sugan xarunta madaxtooyada ee fila soomaaliya ayaa waxaa uu fashil ku soo idlaadey kulan ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha dowlada kmgs sh shariif sh axmed iyo gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya shariif xasan sh aaden kaa oo ay uga wada arinsanayeen qilaaf ka xoogan oo mudooyinkaan hareerey hogaanka tfg da gaar ahaan labadaan masuul kaa oo intiisa badan salka ku hayey waqti kordhinta hay adaha dowlada
Wararka ayaa intaa kudaraya in gudoomiyaha baarlamaanka uu madaxweynuhu ku qanciyey in uu ka qeybgalo doorasho xor ah oo ka dhacda wadanka soomaaliya islamarkaana dib loo soo doorto xukuumad cusub oo hanata amaanka wadanka.
Laakiin madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka ayaa isku mari waayey qodobo ay kamid ahaayeen in la yareeyo mudada sadexda sano uu baarlamaanku ku darsadey iyo in waqtiga loo kordhiyo xukuumada ra isul wasaare farmaajo taa oo ucuntami weysay gudoomiyaha baarlamaanka islamarkaana keentay in kulankaasi uu fashil ku soo idlaado.
Ugu dambeyna qilaafkan soo kala dhexgaley madaxdan ugu sareysa dowlada ayaa imaanaya xilli dowlada kmgs uu waqti yar uga harsan yahay jiritaankeeda

Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Barlamnaka Oo Shirkii Shalay Xubno Barlanka ka Tirsan ay ku Yeesheen Muqdisha Fowdo ku Tilmaamay
Diyaaraddii Uu Horeysey Oo Hay’adda WFP Shixnad ay Ku Siddo Oo Xilli Dhow Ka Soo Degatay Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho.