DANAN Radio.::Warbaahin Xaqiiqda Soo saarta
Home Wararka Maqaallo English News Sheekada
Wararka
midowga Afrika oo sheegay isku dayayay Soo afajarida Dagaalada Soomaaliya.
Midowga afrika ayaa sheegay iney isku deyeyaan soo afjarida dalagaalada labaatan jirsaday ee ka jira gudaha wadanka soomaaliya. ... -
05 Sep 2010
Kaluumaysatada Hobyo oo ka Cabanaya dhibaato ay ku hayaan Maraakiib Shisheeye.
Qaar ka tirsan kalluumeysatada ku nool degmada HOBYO ayaa kacabanaya dhibaatooyin ay sheegeyn iney ku hayaan maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeebaha wadanka soomaaliya.. ... -
05 Sep 2010
Dagaalo Dib ugu bilawday Qeybo ka mida Magaalada Muqdish Saakay
Dagaalo Mar Kale Saakay Waaberigii Dib Uga Qarxay Qaybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho ... -
05 Sep 2010
Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahiddiin ee Gobolka Hiiraan oo Amaro Cusub Soo Rogey
Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahiddiin ee Gobolka Hiiraan ayaa Amaro Cusub Soo Rogey... -
05 Sep 2010
Dagmooyinka bari ee Magaalada Muqdisho oo shalay ilaa xalay dagaaldau ka jireen oo saakay Dagan.
Dagmooyinka bari ee Magaalada Muqdisho o shalay ilaa xalay dagaaldau ka jireen ayaa saakay waxaa laga dareemayaa Daganan.... -
05 Sep 2010
W/ hidaha iyo tacliinta sare oo Faahfaahisay sababta ay dib ugu dhacday ardaydii …
wasaarad hidaha iyo tacliinta sare ee dowlada kumeelgaarka ayaa faafaahin kabixisay dib u dhac ku yimid ardayda soomaaliyeed ee deeqaha waxbarasho loogu qaadi lahaa qaar kamid ah dalalka carabta ... -
04 Sep 2010
Munaasabad loogu ducaynayay Shacabka Soomaaliyeed oo ka dhacday Dalka Suudaan.
munaasabad afurin ah ayaa loogu duceynayay shacabka soomaaliyeed oo ka dhacday caasimada khartuum ee dalka suudaan Daawo Sawirada ... -
04 Sep 2010
Qaramada midoobay oo soo saartay tirada Dakii ku barakacay dagaaldii ugu danbeeyay ee muqdisho.
qaramada midoobay ayaa soo saartay tirakoob ku saabsan dadkii ku barkacay dagaaladii ugu danbeeyay ee kadhacay magaalada muqdisho ... -
04 Sep 2010
Ciidamada Amisom ayaa xarumo Cusb waxaa ay ka sameysteen Magaalda Muqdisho .
Sarkaal ka tirsan ciidamda Midowga afrika ayaa waxaa uu sheegay in ciidamda Amisom ay xarumo cusub ka dageen Mgaalda muqdisho si buu yiri ay uga hortagaan weerada uguga imanaya dhinacyada ka horjeeda Dowllada ku meel garka ah ee Soomaaliya. ... -
04 Sep 2010
Gudomiyah Dagmada Hodan oo eedeeyn kulul ujeediyay Hay`ada WFP.
Maamulka dagmada hodan ee gobolka banaadir ayaa waxaa uu ka dayriyay xaalda dadaka faraku tiriska ah ee ku haray dagmada Hodan. ... -
04 Sep 2010
Madaxweynaha Dowlada KMG ah oo ka hadlay Dastuurka Qabyada ah.
madaxweyne shiikh shariif shiikh axmed oo markii ugu horeysay kahadlay muranka kataagan dastuurka qabyada ah ee ay dowlada u sameyneyso soomaaliya ... -
04 Sep 2010
Xukuumadda Masaarida oo Kooxaha Soomaalida ugu Yeertay inay Is Xakameeyaan
Warar ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka jira |Soomaaliya xilligan oo ay dagaalada ragaadiyeen. ... -
04 Sep 2010
Dagaalo Goos goos ah oo saakay ka bilaawday magaalada muqdisho.
Dagaalo Goos Goos ah oo U dhaxeeyey Ciidamada Dawladda iyo Xoogagga ka soo Hor Jeeda ayaa saakay kay Waaberigii Ka dhacay qaybo ka mid ah Magalada Muqdisho. ... -
04 Sep 2010
Qaramada midoobay oo balan Qaaday Taageerada Soomaaliya.
WakiilkaXogayaha guud ee Qaramada Midoobay Arimaha Siyaasada Liin Baaskow ayaa waxaa uu sheegay in hay`ada Qaramada Midoobay in ay ka saqeynayso Sidii ay tageero ugu fidin lahyd Ciidama Midowga Afirka ee ku sugan Magaalada Muqdisho si ay nabad galyo ugu soo dabaalaan. ... -
04 Sep 2010
Tartan Qura`an aqris ah oo ay xarakada shabaab ku soo Gabagabeeyeen Muqdisho.
Afayeenka Xarakada shabaab mujaahidiin ayaa ugu baaqay macalimiinta Dugsiyada Qur`aanka in ay u rafsiiriyaan Ardayda kitaabka Qur`aanka kariimka ah. ... -
04 Sep 2010
Dagaalo iyo Duqeymo ka Socda Qeybo ka mida Muqdisho.
Dagaalo xoogan ayaa ka bilaawday Duhurnimadii maanta Qeybo ka mida Maagaalada Muqdisho. ... -
03 Sep 2010
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42  Next
DANAN RADIO
English News
Somalia: Dialogue can bring peace to Somalia'
Nairobi: (Danan) Eritrean Foreign Minister Osman Saleh says dialogue and not force is the only solution to bring peace to the war-torn Somalia. +Read More...
Somali Foreign Minister asserted that the Somali West territory is a Somali land currently occupied by Ethiopia
Somali Foreign Minister, Youssef Hassan Ibrahim, asserted that the Ogaden territory is a Somali land currently occupied by Ethiopia, and that territory's indigenous Somalis now live under Ethiopian occupation. +Read More...
Somalia:Kenya arrests over 100 illegal Somalis
NAIROBI (Danan) Kenyan police arrested more than 100 Somalis in an overnight crackdown in the capital Nairobi on illegal immigrants, an official said Friday. +Read More...
Somalia:'New troops due in Somali capital'
muqdisho :(Danan)Somalia's President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has said thousands of African Union troops will be sent to the capital city of Mogadishu to help restore stability to the country. +Read More...
LINKS
»AXADLE
»SOSTEC
DANAN Radio.::Warbaahin Xaqiiqda Soo saarta
©Radio DANAN FM 94.00MHz
HW Street Mogadishu-Somalia
Designed By:SOSTEC