Islaamweb

New somaliya
Falaar.com
Cowslafil.com
Jawiil.Com
AminArts.com
Cayaaraha.com
Asrul-hadith
BBCSOMALI
VOASOMALI
Dulmane.com
Dhagaxtuur.com
Mudulood.Com
Hiiraan.com
Huriwaa.com
Kacdoon.com
Runta.Net
Onkod.net
Midnimo.com
Aayaha.com
Caliyaale.com
ceelmacaan.com
Cadaado
Calanka
CeelbuurOnline
Calanka
Goobjoog
Ufurow
Irinnews
Qaadisiya.com
Qaranka.com
Somalitalk.Com
Xog-waran.com
Xurnimo
 
         |Home  |Wararka  | Cayaaraha  |Diini   |Tafsiirka| Faalooyin

Xarunta Danan Waa Xarunta Dalka

 Latest Updated :-  Kala soco Wararkii iyo Warbixinadii ugu dambeeyey



DANANNEWS: Muqdisho 29-01-2010 Jimco

??? ???? ?????? ??????

Duruus tixane ah oo ku saabsan barashada Xilmiga Saxaafada kala kalasoco Arbaco walba Danannews.com

Qaybtii 1aad

Qore:  Maxamed Sudi Gure

Fasalka 1 Taariikhda Saxaafada

 

Tariikhda Saxaafada oo markii hore la oranjiray Isgaarsiin kadibna Lamagac Baxday Warfafin Haatan na looyaqan Saxafad . Qeybaha Warbaahinta Ayaa Waxa ey soomareen isbadalo Waweeyn. Isbadaladii Ey Sameysay Qeeybaha Saxaafada Iyo heerarkii eey soomartay . Waxn uga kala Hadli doonaa sida ey ukala facweenyihin:-

 

Hadalka. (speech)

 

Da'da hadalka Waxa ey lafactahay Da'da Dadka . Bani' aadamka waxa uu hdalka Bartay ama gartay Markii uu eebe aburay

Hadalku Waa Sifo ama hab uubani aadamku kaga gadisanyahay Xayawaanka war isgaarsiintii hore Waxa ey aheed Mid Afka oo kaliya la isaga sheego intii aan labaran qoraalka . Kamana Suulin ilaa iyo hada iney nolushu ku xirantahay Erayada dhawaaqa iyo hadalo afka ah si laisugu fahmo.

 

Kadib markii Dadkii dagay Sameeyana hormar ah .Eyna Sameesmeen Qoysas Qaba'il tuulooyin ladaganyahay waxa Soobaxday Baahida loo qabo Luqad eey dadku isku Afgartaan Si ey uwanaajiyaan Xiriirka ka dhaxeeya
.

Baahida loo Qabo Hadalka Ama Warka Kama Yaro Tan Hoyga Cunada Amaanka

Luqadu Waxa ey hormarisay Awooda Bani aadamka in uu qaado Macluumaad iyo dhaqano una gudbiyo umado kale iyo Jiilasha aan wali dhalans

 

Hormarka Luqada ayaa waxa u dor weyn ka ciyaaray hormarka saxaafada , Luqadu waa sheeyga ey isku fahman dadka oo ey kaga gadisan yahiin xayawaanka

Sidaas daradeed luqada waxaalagu tiriyaa in ey tahy mid kamida waxyaabaha hor mariyay saxaafada

Tirada luqadaha aduunka kajira waxa ey udhaxeeyan 2000 ilaa 4000 o luqadod , 500 oo kamida waxa ey leeyihiin xuriif alifbetical ah oo laqori karo.

Maxamed Sudi Gure
Tel: 2521 5509364/2520 760225
Binusuudi@hotmail.com Mksaxaaye@gmail.com


Muqdisho-Somalia

 

Back Home

                            | Contact Us |
 

  News Audio

 Warka
 Warka

 Warka

 
 

Cayaaraha

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
                                                                                       
Copyright © DANAN RADIO 2009 Designed Maalmaha