DANAN Radio.::Warbaahin Xaqiiqda Soo saarta
Home Wararka Maqaallo English News Sheekada
:: DANAN Radio
DANAN RADIO
Google Ads
Sheekada
Maqaallo
MAKU HAYSATAA MUSHKILAD OO MARABTAA IN AAD XAL UHESHO.
Qodobo muhiim ah oo aad ku xalin karto Caqabadaha kaa Soow ajaha Hol maalmeed kaaga cadiga ah +Read More...
Wariye somaliyeed oo helay abaal marin calami ah.
Somali Journalist wins a prestigious UK parliamentary award +Read More...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka KMG ah oo sheegay in kenya ay ka faaidaysatay burburka Somalia.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka KMG ah oo sheegay in kenya ay ka faaidaysatay burburka Somalia. +Read More...
Aqoonyahno somaliyeed oo dalnaday in mooshin ka dhan ah Mark Bowden loo gudbiyo baarlamaanka KMG
Aqoonyahno somaliyeed ayaa dalnaday in mooshin ka dhan ah Mark Bowden loo gudbiyo baarlamaanka KMG +Read More...
LINKS
»AXADLE
»SOSTEC
UNHCR oo Sacuudiga Ka dalbatay in uu joojiyo Tarxiilka Qaxootiga Soomaalida.

Hay`ada Qaramada Midobay ayaa ku dhaliishay Wadanka Bokhortooyada Sacudiga Tarxiilka ay Qxooyiga S

+ Sii Akhri...
Talyaniga oo sheegay in ay Shir Dib u heshiisiinay u qabanayaan Soomaaliya.

Muqdisho :(Danan) Xukuumada talyaaniga ayaa waxaa ay shegtay in ay waddo qorshe ay shir Dib u heshii

+ Sii Akhri...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dawladda KMG Somaliya oo agaaray Yaman

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yuusuf Dheeg iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maalinimadii sh

+ Sii Akhri...
Caruur ku wax yeelowday Walxo Qarxa oo ay ku cayaarayeen.

Qarax Bum oo Ka Dhashay Gar garaac ay Caruur Garaacday Bumkaas oo Sababay Khasare isugu Jira Dhimash

+ Sii Akhri...
Google Ads
UNHCR oo Sacuudiga Ka dalbatay in uu joojiyo Tarxiilka Qaxootiga Soomaalida.
31 Jul 2010
Hay`ada Qaramada Midobay ayaa ku dhaliishay Wadanka Bokhortooyada Sacudiga Tarxiilka ay Qxooyiga Somalida kaga soo masafurinayso. » Read More
Talyaniga oo sheegay in ay Shir Dib u heshiisiinay u qabanayaan Soomaaliya.
31 Jul 2010
Muqdisho :(Danan) Xukuumada talyaaniga ayaa waxaa ay shegtay in ay waddo qorshe ay shir Dib u heshiisiin ugu qabanayso dhinacyada òsoomaaliya » Read More
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dawladda KMG Somaliya oo agaaray Yaman
31 Jul 2010
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yuusuf Dheeg iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maalinimadii shalay gaaray dalka Yaman isagoo ka baqooley dalka Ugandha oo waayadanba uu ku sugnaa isagoo ka qayb galayay shirkii wasiirada arriaha dibadda ee dalalka afrika dhawaan halkaa ugu soo gaba gaboobay. » Read More
Caruur ku wax yeelowday Walxo Qarxa oo ay ku cayaarayeen.
31 Jul 2010
Qarax Bum oo Ka Dhashay Gar garaac ay Caruur Garaacday Bumkaas oo Sababay Khasare isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac » Read More
Shil Gaarai oo Qasaaro Sababasy oo ka dhacay Deegaanka Mustaiil ee ismamaulka Soomaalida itoobiya,
30 Jul 2010
Shilkaan gaari oo sababay Dhaawac soo gaaray Sadax ruux ayaa waxaa uu ka dhacay meel u dhaw deegaanka mustaxiil ee ismaamulka soomalida itoobiya » Read More
Sargaal ka tirsan Ciidamada Dowlada oo sheegay in ay dib ula wareegeen Yeed.
30 Jul 2010
Muqdisho :(Danan) Ciidamda Dowlada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ay Dib ula wareegeen Deegaanka Yeed oo ay ka qabsadeen Xarakada Mujaahidiinta al shabaab. » Read More
Shiikh Atam oo I sheegay in uusana ka mid aheyn xarakada shabaab Mujahidiin.
30 Jul 2010
Shiikh Atam oo Dagaal kula JIra Puntland ayaa ka laabtay Hadal uu Horay u shegay oo ahaa in uu ka mid yahay Xarakada Shabaab Almujaahidiin. » Read More
Jabhada Soomaali Galbeed iyo itoobiya oo heshiis kala Saxiixday.
30 Jul 2010
Adis-Abab :(Danan) Jabhada Xuraynta Soomaali Galbed Ayaa waxaa ay heshiis Xabad Joojin ah la galeen Xukuumada itoobiya. » Read More
Hay`ada UNHCR oo ka dayrisay Dhibaatada Haysata Qaxootiga Soomaaliyeed Wadamda Calamka.
30 Jul 2010
Nairobi :(Danan) Hay`ada Qaramada Midoobay u qaabisan Qaxootiga ee Marka magaeeda lasoo gaabiyo loo Yaqaan UNHCR ayaa ka dayrisay Xaalda qaxootiga Soomaaliya ee ku dhaqan Wadamda Dibada. » Read More
Gaadiid layda oo ka cabanaya Lacago looga Qaado Inta isgoyska Dabka iyo Bakaaraha
30 Jul 2010
Wadayaasha Gaadiidka B.L.ka ayaa Ka Cabanaya Lacago Isbaaro ah oo Looga qaado Inta u dhaxaysa Is goysyada Dabka iyo Bakaaraha. » Read More
Qooysaskii ku haray Dagmooyinka bari ee Magaalda Muqdisho oo ka cabanaya Duqeymaha loo gaysto.
29 Jul 2010
Muqdisho : (Danan) Qoysaska Faraku tiriska ah ee ka haray Deegaanada Waqooyi ee Magaalda Muqdisho ayaa ka cabanaya Dagaalada iyo Duqeymaha ka socda Magaalad Muqdisho ee Caasimad somaliya. » Read More
Xildhibaanadii shalay Maamulka Puntlan uu xil kaqaadista ku sameeyay oo ka hor jeestay
29 Jul 2010
Boosaaso :(Danan) Saddexdii xildhibaan ee la sheegay in laga saaray baarlamaanka maamul gobaleedka Puntland ayaa ku tilmaamay xil ka qaadistaasitii shalay uu ku sameeyay Madaxweynaha maamulkaasi mid sharci darro ah. » Read More
Kenya “ Awood uma lihin iska Caabinta Xarakada Shabaab”.
29 Jul 2010
Nairobi : (Danan) Wasiirka Amaanka Gudaha Wadanka Kenya Goorje Saytooti ayaa waxaa uu ka dalbaday wadanka biritin in ay ka taageerto Ladagaalanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee ka dagaalanta soomaaliya iyo Dib u soo celinta Nabadda Wadanka ay Dagaaladu la dageen ee Soomaaliya. » Read More
Burcada Baddeda oo sii daayay Markab Turkish ah oo ay haysteen.
29 Jul 2010
Istanbul : (Danan) Kooxaha Burcada baddeda soomaalida ayaa sii daayay markab xamuul ah oo laga leeyahay Wadanka Turkiga, kaas oo ay sarnaayeen 21 Shaqaale ah, iyaga oo haystay muda afar Billood ah Sida wakaalda Wararka ee AFP uu u sheegay Qareen u hadlay Shirkadaasi. » Read More
Shabaab Mujahidiin oo ka Digay Qatarta ay la kulmi karaan Ciidamo dheeraad ah oo lakeenaa Soomaaliya.
29 Jul 2010
Maamulka xarakada Shabaab mujahidiin ayaa ka digay Qatarta ay la kulmi karaan ciidamo Shisheeye ee Waqtigaan loo soo Daad gureeyo Soomaaliya, kuwaasi oo madaxda Afrika isku raceen in lagu taageeraa hool galka Amisom ee Soomaaliya. » Read More
English News
Somalia: Dialogue can bring peace to Somalia'
Nairobi: (Danan) Eritrean Foreign Minister Osman Saleh says dialogue and not force is the only solution to bring peace to the war-torn Somalia. +Read More...
Somali Foreign Minister asserted that the Somali West territory is a Somali land currently occupied by Ethiopia
Somali Foreign Minister, Youssef Hassan Ibrahim, asserted that the Ogaden territory is a Somali land currently occupied by Ethiopia, and that territory's indigenous Somalis now live under Ethiopian occupation. +Read More...
Somalia:Kenya arrests over 100 illegal Somalis
NAIROBI (Danan) Kenyan police arrested more than 100 Somalis in an overnight crackdown in the capital Nairobi on illegal immigrants, an official said Friday. +Read More...
Somalia:'New troops due in Somali capital'
muqdisho :(Danan)Somalia's President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has said thousands of African Union troops will be sent to the capital city of Mogadishu to help restore stability to the country. +Read More...
Somalia: Statement by Secretary of State Clinton: Bombings in Ugandaş
I join President Obama in strongly condemning today's attacks in Kampala, Uganda targeting innocent spectators watching the World Cup final. +Read More...
DANAN Radio.::Warbaahin Xaqiiqda Soo saarta
©Radio DANAN FM 94.00MHz
HW Street Mogadishu-Somalia
Designed By:SOSTEC